Nov 22, 2020 · Musharaxiinta Madaxweynaha ee ka soo jeeda Galmudug ayaa waxaa loo xilsaaray inay kulan la qaatan Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayna war ku aadan Guddiyada Doorashada ee Galmudug ka keenaan, waxaana Musharaxiintaas kala yihiin Xasan Sheekh, Xasan Cali Kheyre, C/kariin Guuleed, Dahir Geelle, C/raxmaan C/shakuur iyo Mustaf Dhuxulow.
Madaxwaynaha Somaliland oo u kuurgalaya Xaaladaha arrimaha Bulshada ee qaar kamid ah Xaafadaha Magaalada Hargeysa, sidoo kale Madaxweynaha ayaa booqday Saldhiga Xaafada Sheekh Nuur Iyo garoonka Kubada Cagta ee xaafadaas.
Nov 19, 2020 · 10.Sheekh Muuse Yuusuf 6 Wadaadan hoos ku qoran waxaa lagu xukumay 30 sanno oo xadhig ah waxayna kala ahaayeen sidan 1.Sheekh Aadan Nuur Cilmi Cali . 2.Sheekh Maxamed Samatar Cali . 3.Sheekh Cabdi salad Cabdullaahi . 4.Sheekh Xersi Xuseen . 5.Sheekh Aadn Cabdullahi . 6.Sheekh Xasan Barre 17 Wadaadadan kale iyana waxaa lagu xukumay 20 Sanno oo ...
Nov 29, 2020 - Comments off Waxaa Magaalada Hargaysa ee Xarunta maamulka Somaliland lagu Xidhay Masuul ka tirsan Dawlada Fadaraalka soomaaliya. Mustaf Dhuxulow oo kamid ah Barlamaanka soomaaliya hadana kamid ah Musharixiinta u taagan Xilka madaxweyne ee Soomaaliya Ayaa Hargaysa lagu xidhay.